Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Riyadh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Riyadh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo safar deg deg ah uga soo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa caawa soo gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo uu safarkiisu ku qotomay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Boqor Cabdalla Bin C/casiis oo ahaa amiirkii dalka Sucuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa halkaasi kaga tacsiyeynaya dadka iyo mas’uuliyiinta Sacuudi geerida ku timid Allaha u naxariistee Boqorka Dalkaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha ayaa la kulmi doona madaxda ugu sareysa wadanka Sucuudiga inta uu ku suganyahay dalkan.

Aaska Boqorka ayaa ka billowday magaalada Riyadh, iyadoo goor-dhowayd naxashka lagu sido meydkiisa la geeyay masaajidka Imaam Turki, halkaasoo salaada janaasada lagula tukaday kadibna lagu aasay.

Madaxda ka qaybgalaya aaska boqorka ayaa waxaa ka mida ah; Cumar Al-bashiir oo ah madaxweynaha Sudan iyo boqorka Urdun, iyadoo sidoo kalena ay ka qaybgalayaan madax kale oo ka socda dalalka reer galbeedka.

Geerida boqor Cabdalla ayaa dib u dhigtay safar uu maanta oo Jimco ah ku imaan lahaa Muqdisho madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan,

vlcsnap-2015-01-23-23h41m44s53 vlcsnap-2015-01-23-23h42m36s48 vlcsnap-2015-01-23-23h42m02s227 vlcsnap-2015-01-23-23h41m55s149 vlcsnap-2015-01-23-23h41m38s232

Previous Post

Ururka Haweenka gobolka Sh/dhexe oo olole nadaafadeed ka wada Jowhar

Next Post

Buuhoodle: Hoos u dhac ku yimid adeegyada caafimaadka

Next Post
Buuhoodle: Hoos u dhac ku yimid adeegyada caafimaadka

Buuhoodle: Hoos u dhac ku yimid adeegyada caafimaadka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In