Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo iminka ah Caasimadda maamul goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya, waa magaalo xeebeed aad u qurux badan, waxaa hadda ku sugan wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose iyo xubna kale oo ka tirsan gobolka kuwaas oo u kuurgalayay xaaladaha kala duwan ee degmadaasi Baraawe.
Waa magaalo dadkeeda lagu tilmaamo dad nabad galyo, xilligaana magaaladu waa mid dagan, waa magaalo xeebeed aad ugu fiican dalxiiska, waana magaalo Istiraatiijiyadeed.
Wariyaha Radio Muqdisho Max’ed Cali Cumar Jubba oo hadda howlo shaqo u jooga degmada Baraawe