Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo maanta booqaday xabsiga dhexe ee Xamar+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo maanta booqaday xabsiga dhexe ee Xamar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed “Xiddig” ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo ย indha indheeyay xaalada maxaabiista ku hirta xabsigaasi.

Wasiiru dowlaha arimaha Gudaha, oo ay wehliyeen ,Taliyahaย  ciidanka asluubta ย Somaaliyeed , Gudoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir iyo mas’uulayin kale ayaa ย ku soo wareegay qeybaha uu ka koobanyahay xabsiga iyagoo la qadeeyay maxaabiista .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Taliyaha Ciidanka asluubta Somaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxmaed Jaamac, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegayย  inuu ku faraxsanyahay ย booqashada ay mas’uuliyiintaasi ku tageen xabsiga, isgoo balan qaaday in wax walbo uu xaq u leeyahayย  maxbuuska ay xil iska saarayaan.

“mudnae Wasiir sharaf ayeey noo tahay inaan maanta na soo booqatiin ย  lana qadeeysaan dhalinyrada sida ay wax u cunayaan waxayna xaq u leeyahiin iney helaan waxbarasho madadaalo waxaana balan qaadaynaa inaan joogteeynoย  barnaamijyadaasiโ€ ayuu yiri Jeneraal Bashiir.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir “Baarqab”ayaa ugu baaqday ummadda Soomaaliyed, iney ka qeyb qaaatanย  horumarka maxaabiista ย ku xiran xabsiga dhaxe ,ee Xamar,

Wasiiru Dowlaha Arimaha Guddaha iyo Federaalka Xukuumadda Somaaliyeed Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig.ayaaย  dhalinyaradda ku xirin xabsiga dhaxe Xamar ugu baaqay in ay u hogaasamaan sharciga, dalka.

Majaajiliistaha Habbi Qaliif ayaa maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe u jilay sheekooyin qosol badan oo ay aad ugu riyaaqeen.

DSC02025 DSC02014 DSC01985 DSC01981 DSC01977 DSC01972 DSC01962 DSC01961 DSC01960 DSC01958 DSC01956 DSC01955 DSC01901 DSC01893 DSC01880 - Copy DSC01879 - Copy DSC01875 - Copy DSC01873 - Copy DSC01871 - Copy DSC01870 - Copy DSC01869 - Copy DSC01866 - Copy DSC01851 - Copy DSC01850 - Copy DSC01844 - Copy DSC01830 - Copy DSC01805 - Copy DSC01797 - Copy DSC01795 - Copy DSC01789 - Copy DSC01787 - Copy DSC01747 - Copy DSC01746 - Copy DSC01745 - Copy

Sawir-qaade Farxaan Suleymaan Daahir “Masgaro”

Previous Post

Kulan looga hadlaayo dhismaha waddooyinka Kismaayo oo lagu qabtay magaaladaasi

Next Post

Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baraawe

Next Post
Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baraawe

Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baraawe

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In