Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Xafladda caleema saarka madaxweynaha Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Xafladda caleema saarka madaxweynaha Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad balaaran oo lagu caleema saarayay Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta ka dhacday magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Madaxda ka qeybgashay xafladda caleema saarka madaxweynaha Jabuuti waxa ka mid ahaa Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Sudan, Madaxweynaha Rwanda, Madaxweyne ku Xigeenka Uganda, Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Wakiillo ka kala socday qaar ka mid ah waddamada Caalamka iyo marti sharaf kale.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu dhaariyay xafladdaasi oo ka dhacday guriga ummadda waxa uuna ballanqaaday in uu si wanaagsan oo caddaalad ah uu ku hoggaamin doono ummadda reer Jabuuti.

Madaxweyne Geelle ayaa ku guuleeystay doorashadii madaxtinimada ee dhawaan ka dhacday dalkaasi Jabuuti.

xaflad-jabuti-1

xaflad-jabuti-3

xaflad-jabuti-4

xaflad-jabuti-5

xaflad-jabuti-6

xaflad-jabuti-7

xaflad-jabuti-8 xaflad-jabuti-9

xaflad-jabuti-2

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka hadlay wax u qabashada barakacayaasha

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In