Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO Sawirro” Aqoon isweydaarsi looga hadlayay ahmiyadda Dhirta oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
DAAWO Sawirro” Aqoon isweydaarsi looga hadlayay ahmiyadda Dhirta oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkaan oo ahaa mid looga hadlayay ahmiyada ay bulshada iyo deegaanka uleedahay beerista dhirta ayaa maamta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.
Simimaarkaan oo ay si wadjir usoo qaban qaabiyeen Hay’addaha Sosda iyo Daryeel ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta maamulka dagmada Galkacyo ee Galmudug iyo xubno ka socday ururada dhalinyarada Gobalka mudug.

Maxamed Daahir Aadan oo ku hadlayay magaca hay’adaha soo qaban qaabiyay siminaarka ayaa ugu horeyn ka hadlay ujeedka ay usoo agaasimeen isagoona sheegay in ay ka gacan siin doonaan bulshada iyo maamulka dagmada Galkacyo in dhir kala duwan lagu beero magaalada Gaalkacyo

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Duqa dagmada Galkacyo Xirsi yuusuf Bare ayaa isna sheegay in beerista dhirtu ay tahay mid looga baahan yahay qof kasta oo ku nool galkacyo isagoona uga mahad celiyay hay”addaha SOSDA iyo DARYEEL qabashada siminaarka.

Siminaarka kadib ayaa waxaa dhalinyaradii ka qeyb gashay waxa geed miroodyo kala duwan ku beereen qaar ka mida xarumaha waxbarashada kuwa adeega bulshada ee ku yaala magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

C/risaaq Maxamed Axmed Gaalkacyo.

Previous Post

Horseed Iyo Dekadda Oo Galabta Isku Dhegan

Next Post

Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In