Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“DAAWO SAWIRRO”Arday ka badan 600 oo maanta ka qalin jebisay jaamacadda Plasma

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad maanta lagu qabtay xarunta jaamacadda Plasma ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay sii hayayaasha wasaaradaha dhalinyarada Isboortiga,iyo wasaaardda tacliinta sare boqolaal arday ah iyo mas’uuliyiin ka socotay qeybaha bulshada Soomaaliyeed.

Munaasabadan ayaa waxaa ku qalin jebinayay inkabadan 670 arday oo dhameysatay qeybaha kala duwan ee kulliyadaha jaamacaddasi kuwaasoo mudo baranayay qaatayna shahaadada Bachelor degree.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

munaasabadan ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Ustaad Xasan Kaafi oo ah madaxweynaha Jaamacadda Plasma oo ugu horeyn ugu hambalyeeyay ardayda maanta gaaray hadafkii ay higsaneyeen isagoo xusay in jaamacadda Plasma ay diyaar u tahay haqabtirka waxbarasho ee dhalinta Soomaaliyeed si ay u tiigsadaan jiilasha la midka ah.

Agaasimaha warbaahinta Qaranka C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo ku hadlay afka ardayda maanta qalin jebisay ayaa ku booriyay dhamaan ardayda Soomaaliyeed in ay waxbartaan maadaama xaaladda uu dalku ku jiro xiligan aysan ka saari Karin dhalinyaro aan wax baran.

siihayaha wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Dr.Khaalid Cumar Cali oo isna khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa tilmaamay in loo baahanyahay kordhinta xarumaha waxbarasho ee dalka gaar ahaan Jaamacadaha.

Siihayaha wasiirka tacliinta sare mudane Ducaale Aadan Maxamed oo munaasabadda soo xiray ayaa ardayda ugu hambalyeeyay munaasabadda maanta ee ay ku qalin jabiyeen waxa uuna wax lagu farxo ku tilmaamay in arday tiradan leh ay sanad weliba kasoo baxaan jaamacadaha kuyaala caasimadda dalkeena.

1

2

20

3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19

Previous Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Xalane iyo Maleeshiyaadkii Weerarka Soo Qaaday Oo Qaarkood Gacanta Lagu Dhigay

Next Post

Faah Faahin Ku Saabsan Weerarkii Xalane iyo Maleeshiyaadkii Weerarka Soo Qaaday Oo Qaarkood Gacanta Lagu Dhigay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In