Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO: Xildhibaanada haweenka oo shaaciyay inay taageersanyihiin xukuumadda cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah haweenka Xildhibaannada baarlamaanka oo kulan isbarasho ah la qaatay haweenka ku jira Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhameystiray Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa sheegay inay taageersanyihiin doorka ay haweenka ku leeyihiin xukuumadda cusub.

kulanka oo ah mid ay soo qaban qaabiyean haweenka Xildhibaanada ah ee baarlamaanka ku jira ayaa intii uu socday waxa ay Xildhibaanadu sheegeen in codkooda ay la garab taaganyihiin xukuumadda cusub, isla markaan ay soo dhaweynayaan maadaama door weyn ay ka qaadan

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xildhibaan Caasho Koos ayaa sheegtay in codkooda ay diyaar ula yihiin sidii ay ugu taageeri lahaayeen xukuumadda cusub, isla markaana ay gacan lixaad leh ka geysan doonaan sidii codka kalsoonida ah loo siin lahaa.
Xildhibaan Maryan Macalin ayaa hoosta ka xariiqday inay soo dhaweynayaan, ayna la shaqeyn doonaan gabdhaha Wasiirada cusub ee lagu soo daray liiska golaha Wasiirada Soomaaliya.

Ugu dambeyn Xildhibaan Sahro Cabdiqaadir ayaa sheegtay in gabdhaha laga dhigay Wasiirada ay yihiin kuwa lagu soo xulay aqoon, ayna yihiin kuwii dalka ka samata bixin lahaa marxaladda uu ku jiro.

DAAWO

Previous Post

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Next Post

Shaqaale ka tirsan Waaxyaha qorsheynta ee Wasaaradaha oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO+MUUQAAL”

Next Post
Shaqaale ka tirsan Waaxyaha qorsheynta ee Wasaaradaha oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO+MUUQAAL”

Shaqaale ka tirsan Waaxyaha qorsheynta ee Wasaaradaha oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO+MUUQAAL”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In