Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Daawo+Sawirro” Banaanbax lagu taageeeraayo Dawladda dhexe oo Maanta ka dhacay Magaalada Hobyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
Daawo+Sawirro” Banaanbax lagu taageeeraayo Dawladda dhexe oo Maanta ka dhacay Magaalada Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaan-baxaan lagu taageeraayay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed dadaalada ay ugu jiraan Dhismaha Dalka iyo kor u qaadista Kaabayaasha dhaqaaalaha ee Qaranka Soomaaliyeed ayna ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug,kan Degmada Hobyo iyo qeybaha kala duwan ayaa Maanta lagu qabtay Magaalo xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo.

Madaxda iyo qeybaha kala duwan ee ka qeyb galay Banaanbax ayaa socdaal farxadeed oo ay ku taageeraayeen go,aankii dhawaan Ra’iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali khayre heshiiskii ku aadanaa Dhismaha iyo Hirgalinta Dekedda Hobyo Madaxda Dowladda Qaran xili Xasan Cali Khayre Ra’iisulwasaaraga Qaranka Soomaaliyeed uu booqasho rasmi ah uu ku tagay Magaalada Dooxa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirkii hore ee Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maamulka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed Aadan Qalabxoor iyo Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Mudug Axmed Maxamed shire Qoodaar ayaa kaga mahad celiyay Ra’iisulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre dadaalada Dhismaha Dalka.

Odayaasha iyo dhaqanka ku nool Magaalo xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay inay dhamaan ku farxeen Warka dhawaan kasoo yeeray Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisulwasaaraha Qaranka Soomaaliyeed kaasoo ahaa inay Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar Dhismaha Dekedda Hobyo.

 

Sawir Qaade: Baashi Ali Hashi Wakiilka Hobyo”

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre “Himilada Shacabka Koonfur Galbeed waa in ay deegaannadooda ku helaan amni iyo nolol wanaagsan”

Next Post

“Daawo+Sawirro” Arday Baratay Xirfada Gacanta oo Maanta Xaflad Qalin jabin ah loogu qabtay Gaalkayo”

Next Post
“Daawo+Sawirro” Arday Baratay Xirfada Gacanta oo Maanta Xaflad Qalin jabin ah loogu qabtay Gaalkayo”

"Daawo+Sawirro" Arday Baratay Xirfada Gacanta oo Maanta Xaflad Qalin jabin ah loogu qabtay Gaalkayo"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In