Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Daawo+Sawirro” Bilicda xeebta Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug

caqiil by caqiil
8 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
Daawo+Sawirro” Bilicda xeebta Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Quruxda iyo muuqaalada Badeena Soomaaliya ayaa ah mid kusoo jiidanaaya meel kastoo aad ka aragto xeebaha Dalka maadaama ay tahay badda kaliya ee ugu qurxoon Badaha Aduunka.

Xeebaha Dalka sida Liido,Jazeera,Warshiiq,Marka,Cadale,Boosaaso,Jariiban iyo Hobyo ayaa ah kuwo muuqaal sare leh waxaana jira malaayiin qof oo Soomaaliya ayaana u  Dalxiis taga Maalmaha qaar.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Xeebta Magaalo xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo ayaa iminka noqotay meel loo Dalxiis tago waxaana maalin kasta taga wafuud iyo Madax kala duwan dadka qaarkood ayaa safaro dhulkaa kaga yimaada Magaalooyinka Dhuusamareeb,Cadaado,Cabudwaaq iyo Gaalkacyo oo dhamaan ka mida Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug ku abtirsada si ay ugu damaashaadaan Xeebta Degmada Hobyo oo ah dhul Nabadda ah.

Magaalada Xeebta leh ee Hobyo ayaa booqashadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo waxay Degmadu noqotay mid soo jiidata indhaha Jaaliyadaha,Ganacsatada iyo Daneeyaasha Arrimaha Soomaaliya.

Degmada Hobyo ayaa waxaa iminka ka socda mashaariic kala duwan oo ay ka hirgalinayaan Ganacsato si ay qeyb oga qaataan hanaanka iyo bilicda Degmada Hobyo waxaana ka mid ah mashaariicaha ka cosda Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobalka Mudug” Warshadda Keydka Kaluunka Mudug taasoo markii ugu horeesay Ganacsatada Galmudug ay go,aan sadeen inay maalgashi ku sameeyaan si ay kaga faa,idaystaan kaluumaysatada Xeebaha Galmudug waxaa sidoo kale ka mid ah horumarada ka socda Hobyo Xaruumo waxbarasho ee laga barto xirfadaha Gacanta iyo Ganacsi kale.

Dhul badeedka Soomaaliya ayaa gaaraya 3,333 km2 kaasoo ay dhex ceegaagto qeyraad aan wali laga faa,idaysan waana Badda ugu qurxoon Aduunka uguna qeyraadka badan in kastoo bulshada Soomaaliyeed oga faa,idaysan qaabkii ugu haboonaa.

Sawir qaade Wariye Baashi Ali Haashi Wakiilka Hobyo

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey dadaallada Xukuumadda ee dib u habaynta hannaanka maaliyadda

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhiirigeliyey Dalxiiska Caasimadda+Sawirro

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhiirigeliyey Dalxiiska Caasimadda+Sawirro

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhiirigeliyey Dalxiiska Caasimadda+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In