Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo+Sawirro” Wariyaal Tababar kaga Furmay Magaalada Gaalkacyo”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo+Sawirro” Wariyaal Tababar kaga Furmay Magaalada Gaalkacyo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka ayaa Maanta waxaa tababar kaga furmay Wariyaal gaaraya 30 kuwaas oo ka howlgala Warbaahinta Gaalkacyo iyo kuwa wakiilada Warbaahinta Dalka oo ku sugan Gobalkaasi.

Tababarkaan oo socon doona mudo labo maalin ah ayaa waxaa qabanaaya Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Magacooda loo soo gaabiyo NUSOJ waxaana lgu baran doonaa ilaalinta xaquuqda Wariyaasha Soomaaliyeed iyo arrimaha ku saabsan sare u qaadista xirfadda Wariyaasha.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socday Ururka Suxufiyiinta NUSOJ,Guddoomiyaha Gobalka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan iyo Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare.

Mas’uuliyiinta ka socday Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa sheegay inay ka go,an tahay Tababarida iyo sare uqaasita Aqoonta Wariyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolada Dalka ayna nasiib u yeesheen bahda warbaahinta Gobolka Mudug helitaanka tababarka.

Wariyaasha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka kana shaqeeya Media ama warbaahinta Soomaaliyeed ayaa ah kuwo u taagan u adeegista Dalka iyo sidii ay warar saxan u gaarsiin la haayeen bulshada Soomaaliyeed inkastoo ay dhibaatooyin kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo mararka qaar soo gaarta.

Previous Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dhagaysatay dacwad la xiriirta Musuq-maasuq+ Sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ururka 60-aad

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ururka 60-aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ururka 60-aad

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In