Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dabaal Degga 1-da Luulyo Oo lagu qabtay Ankara

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dabaal Degga 1-da Luulyo Oo lagu qabtay Ankara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad aad u balaaran oo lagu maamuusaayay  Munaasabad 55 guuradii ka soo wareegtay markii gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo Midowgii gobollada Koonfur iyo Waqooyi oo ahayd 1-dii Luulyo sanadkii 1960-kii ayaa xalay lagu qabtay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara

Munaasabaddaa oo si heer saraa loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya  ee dalka Turkiga waxaana ka soo qayb galay siyaasiyiin, diplumaasiyiin, ganacsato, saraakiil ciidan, jaaliadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata dalka Turkiga.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Masuuliyiintaaas  oo uu ugu horeeye Danjiaraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdirrahman iyo  Raiisul wasaara ku xigeenka dalka Turkiga Numan kurtulus.

sidoo kale waxaa ka soo qayb galay inta badan safiradda ufadhiya dalalka caalamka dalka Turkiga iyo xillibaano ka tirsan dowladda Turkiga.

Ugu horrreyntii xafladda waxaa daah furay Safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka Turkiga mudane Maxamed Mursal Sheik Abdirrahman oo halkaa kasoo jeediyay qudbad aad u qiima badan oo dhinacya badan taabanaysay.

Safiirka ayaa shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sanad guuraddii 55aad ee kasoo wareegtay xurriyadda Soomaalia waxa uu sidoo kale ka hadlay horamarka ay ku tilaabsatay Soomaaliya sanadihii udambeeyay waxa uuna ku dhiiriyay ganacsatidii ka soo qayb gashay xafladda  in ay Soomaaliya maal gashadaan safiir.

Maxamed Mursal ayaa aad iyo aad uga mahad noqay dowladda Turkiga sida ay ugarab taaganyihiin dadka iyo dalka Soomaaliyeed

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Raiisul wasaara ku xigeenka dalka Turkiga mudane Numan Kurtulus oo ka hadlay uguna hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed maalinta xurriyaddooda oo ku began 1da luulyo waxa uu sidoo kale ka hadlay sida ay marwalba u garab taaganyihiin Soomaaliya iyo in ay muhiimad gaar ah u leedahay Soomaaliya ayna kacaawinayaan dhan walba  amaanka iyo horomarinta dalka  ayna sii wadi doonaaan caawinaada ay la garab taaganyihiin dalka iyo dadka Soomaaliyeed .

Ugu dambeyntii xafladda ayaa ku soo idlaatay jawi aad u degan farxad iyo rayn rayn ayadoo dhamaan dadkii ka soo qayb galay ay muu jiyeen sida ay ugu faraxsanaayeen dabaal degga maalinta xurriyadda .

IMG_1880 IMG_1882 IMG_1885 IMG_1888 IMG_1893 IMG_1899 IMG_1911 IMG_1919 IMG_1928 IMG_1929 IMG_1946 IMG_1947 IMG_1955 IMG_1958 IMG_1961 IMG_1965 IMG_1967 IMG_1968 IMG_1972 IMG_1981 IMG_1985 IMG_1986 IMG_1989 IMG_1990 IMG_1992 IMG_1993 IMG_1996 IMG_1998 IMG_2002 IMG_2006 IMG_2012 IMG_2015 IMG_2021 IMG_2035

 

Previous Post

Tartamayaasha degmada Jawiil oo u soo gudbay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka

Next Post

Madaxweynaha oo billad sharaf u xiray Duqa Muqdisho (Sawirro)

Next Post
Madaxweynaha  oo billad  sharaf u xiray Duqa Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha oo billad sharaf u xiray Duqa Muqdisho (Sawirro)

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In