Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ganacsata isugu jiray mas’uuliyiin ka tirsan rugta gacansiga soomaaliya iyo kuwa reer galmudug ah ayaa  gaaray  cadaado, waxaa garoonka diyaaradaha cadaado ku soo dhaweeyay wasiirka ganasiga maamulka galmudug, maamulka degmada iyo ganasato.

ujeedka socdaalka wafdigaan ayaa la xiriira dhismaha rugta ganacsiga galmudug iyo  in ganacsadatu ay ka qeyb qataan arimaha horumarinta deegaanada galmudug.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

cabdi abshir dhoore oo ka tirsan rugta ganacsiga soomaliya ayaa sheegay in ganacsatadan oo ka kooban 25-xubnood socdaakoodu la xiriiro dhismaha rugta ganacsiga galmudug, sidoo kalena la qiimeeyo ilaha muhiimka ah ee la maalgashan karo.

waxa uu inaas ku daray in ay rugta cusub ee la samaynayo ay ka taageerayaan sharciyada ganacsiga iyo wixii khibrad ah oo ay dheeryihiin.

wasiirka ganacsiga galmudug  ayaa sheegay in tani ay bilow u tahay marxalada hormarka cusub ee galmudug,

wasaarada ganacsiga maamulka galmudug ayaa maalmihi ugu danbeeyay ku howlaneed dhismaha runta ganacsiga galmudug oo  muhiim u ah, hawlaha ganacsiga iyo maalgashiga deegaanka.

DSC04381 DSC04387 DSC04389 DSC04403 DSC04404 DSC04411 DSC04412 DSC04417 DSC04421 DSC04424 DSC04425 DSC04428

Previous Post

Danjire Daahir Geelle oo la kulmey Maal qabeen Amir Waliid Bin Talaal “Sawirro”

Next Post

Wasaradda Duulista iyo Gadiidka Hawada Oo Ka Hadashay Shilkii Diyareed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde

Next Post
Wasaradda Duulista iyo Gadiidka Hawada Oo Ka Hadashay Shilkii Diyareed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde

Wasaradda Duulista iyo Gadiidka Hawada Oo Ka Hadashay Shilkii Diyareed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In