Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo balan qaaday inay joogteynayaan la dagaallanka Al-Shabaab SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dadka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo balan qaaday inay joogteynayaan la dagaallanka Al-Shabaab SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay macawuusleyda la dagaallanta argagixisada Al-Shabaab, iyagoo kulan dhiiri gelin ah la qaatay dadka deegaanka ee is abaabulay oo ku nool deegaanka Guullane ee hoos yimaada Degamda Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Related posts

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

March 7, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026

Maxamed Axmed oo ku hadlayay magaca dadka is abaabulay ee la magac baxay Macawuusley ayaa Xildhibaannada u sheegay inay u baahanyihiin kaalmo dhinac kasta ah, waxaana uu balan qaaday inay diyaar u yihiin difaacidda ciidda iyo calanka Soomaaliya.

Wasiiru-dowlaha Dekadaha iyo Gaadiidka badda ee Hirshabeelle  Cismaan Xaadoole ayaa shacabka ku booriyay inay xoojiyaan la dagaallanka Al-Shabaab, isla markaana ay gacan ku siin doonaan sidii deegaannada Gobolkaasi looga sifeyn lahaa argagixisada Al-Shabaab.

Xildhibaan Maxamed Axmed Abtidoon oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirtay u kuurgelidda xaaladda dhabta ah ee ka jirta deegaannada Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana uu rajo ka muujiyay in howlgalka uu gaari dooni ilaa iyo degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo isna ka hadlay goobta ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay diyaar u tahay inay taageero siiso dadkan is abaabulay ee ka go’an inay deegaannadooda ka saaraan cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab.

Previous Post

Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland oo qalab Kalluumeysi gaarsiiyay dadka deegaanka Goobweyn

Next Post

Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Turkiga oo deeq u qaybiyay dadka qaba Baahiyaha gaarka ah “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Turkiga oo deeq u qaybiyay dadka qaba Baahiyaha gaarka ah “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Turkiga oo deeq u qaybiyay dadka qaba Baahiyaha gaarka ah "SAWIRRO"

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faa’iideysan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In