Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee uu asiibay cudurka  Corona Virus  ee adduunka oo dhan ayaa kor u dhaafay 13 milyan, iyada oo wali waxyeeladiisa ay kusii faafeeyso qeeybo kamid ah Caalamka.

Sidokale Dalal  badan ayaa dhawaan ku dhawaaqeen in ay marayaan heerkoodii ugu sarreeyay ee uu sababa xanuunkan.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Sida laga soo xigtay madasha tirakoobka ee loo yaqaana World Mit oo isha ku haysay faafitaanka xanuunkan Covid-19 ayaa ku dhawaaqday in 13 milyan iyo 40,000 oo xaaladood ay diwaan galiyeen tan iyo markii virus-kan uu ka soo if baxay Shiinaha dabayaaqadii sanadkii hore.

Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay 570,000, halka 7.6 milyan oo qofna ay soo kabsadeen sida laga soo xigtay World Mit.

Waxyeelada ugu badan ee xanuunkan ayaa laga diiwaan geliyay wadamada Shiinaha, Mareykanka, Brazil, India ,South Africa iyo wadama kale, sida laga soo xigtay Ururka Caafimaadka Adduunka.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Hindiya ayaa ku dhawaaqay manta in ay dejinayaan rikoor cusub oo ah tirada maalinlaha ah ee ku dhaca fayraskan Corona, maadaama 13-kii  bishaan ay shaaciyeen 24 saac gudahood la diwaan galyay 28,701 oo kiisas cusub ah.

Previous Post

Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay

Next Post

Alla ha u Naxariistee Weriye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho+sawirro

Next Post
Alla ha u Naxariistee Weriye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho+sawirro

Alla ha u Naxariistee Weriye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho+sawirro

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In