Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

dadkii ku dhaawacmay Shil ka dhacay Degaanka Xaawa Cabdi oo Isbitaalka Madiina la geeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Tahriibayaal Soomaaliya ah oo ku dhintay shir baabuur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shan ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho maanta barqadii markii ay isku dhaceen labo gaari oo midkood uu ahaa Nuuca iska rogaha Soomaalidu ay u taqaano halka kan kale uu ahaa Gaari homy ah ama Caasi siday dad rakaab ah.

Dadka ku dhaqan Degaanka Xaawa Cabdi ayaa u gurmaday Dadkaas shilka dhibaatadu ka soo gaartay dadkii dhaawacmay oo 9 Ruux ah ayaana loo soo qaaday Magaalada Muqdisho iyadoo la dhigay Isbitaalka Madiina dhaawacyadaas Halkaas oo ay Xaaladooda kula tacaalayaan Dhaqaatiirta Dadkuna waxaa ay dhaawacyadoodu u badanyihiinbaa laleeyahay kuwa jajab ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Labada gaari markii ay ku dhaceen gaariga xamuulka ah waxaa uu ku dul-dhacay gaarigii ay la socdeen rakaabka oo ahaa Mini-Bus-ka, waxaan arkay maydadka 5 qof iyo dhaaawaca toban kale oo dhammaantood ah dadkii la socday gaariga caasiga ah ee dadweynaha,” ayuu yiri goob jooge ku sugnaa goobta shilku ka dhacay.

Shilalka noocan oo kale ah ayaa inta badan kusoo noqnoqda waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye, waxaana sababta ugu weyn lagu sheegaa  Wadada oo meelaha qaar bur bur lixaadleh uu soo gaaray iyo wadayaasha gaadiidka oo Xowli sare ku socda Maamulka lafoole ayaana uga digay wadayaasha Gaadiidka in xawaare sare ay ku wadaan Gaadiidka Marka ay marayaan wadadaas.

Previous Post

“Sawirro”Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ”SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ”SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ”SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In