Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Sawirro”Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
“Sawirro”Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen haween Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii bulshada kasoo jeeda deegaankaasi ay qeyb uga qaadan lahaayeen dardar gelinta maamul u sameynta gobollada dhexe oo meel wanaagsan mareysa waxaana kaqeybgalay mas,uuliyiin ka socotay qeybaha bulshada.

Kulan ayaa waxaa mas,uuliyiintii ka hadashay ay muujiyeen sida loogu baahanyahay maamul ay yeeshaan gobollada Mudug iyo Galguduud si horumarin loogu sameeyo deegaanka islamarkaana ay qeyb uga noqdaan nidaamka federaaleyta ee dalka lagu baahinayo.

Related posts

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026

Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo munaasabadda ka hadashay ayaa sheegtay in gobollada dhexe ay yihiin gobollada mudan inay qeyb ka noqodaan maamul goboleedyada kajira dalka iyadoo ugu baaqday dadka kasoo jeeda deegaanadaasi inay u guntadaan sidii maamulkaasi cagihiisa isugu taagi lahaa.

Gudoomiyihii hore ee degmada X.jajab Maxamed Cali Axmed oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa ku amaanay dowladda federaalka sida wanaagsan ee ay u qorsheyneyso maamulka halkaasi loo dhisayo gaar ahaan mas,uuiyiintii abaabulay shirka gogol dhiga u ah shiraraka soo socda ee dib u heshiisiinta isagoo si gaar ah u tilmaamay xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi oo kasoo sooshqeysay in degmada Dhuusamareeb ay marti geliso shirka dib u heshiisiita.

Dhinaca kale gudoomiye Maxamed Cali Axmed ayaa ugu baaqay gudiga maamul u sameynta gobollada dhexe inay deg deg u tagaan degmada Cadaado ee gobolka Galguduud si uu uga furmo shirka maamul u sameynta ee ay dowladdu iclaamisay.

7 8
13 14

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

Next Post

dadkii ku dhaawacmay Shil ka dhacay Degaanka Xaawa Cabdi oo Isbitaalka Madiina la geeyay

Next Post
Tahriibayaal Soomaaliya ah oo ku dhintay shir baabuur

dadkii ku dhaawacmay Shil ka dhacay Degaanka Xaawa Cabdi oo Isbitaalka Madiina la geeyay

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Mudane Cali...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In