Doha, 17 March….Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali iyo xubno wasiirro ah oo uu hoggaaminayo, ayaa soo gaaray magaalada Doha ee xaruta waddanka Qadar, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Qadar iyo madaxda safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.
Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Xoojinta...










