Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadkii uu sameeyay Roobkii da’ay shalay oo Baaritaano Caafimaad loo sameeyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Dadkii uu sameeyay Roobkii da’ay shalay oo Baaritaano Caafimaad loo sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir, ayaa maanta baaris caafimaad waxay u sameeyeen dadkii ka soo barakacay xaafadaha degmada Warta Nabadda oo daadad ay qaadeen guryihii ay daganaayeen.

Dadkaan oo saameyn ku yeeshay Roobkii da’ay ayaa xalay seexday xarunta degmada Warta Nabadda ka dib markii ay u gurmadeen maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. C/raxmaan Axmed Maxamuud, ayaa booqday xarunta ay ka socotay howlaha Caafimaadka iyo gurmadka loo sameynayo dadkaasi.

Agaasimaha oo fulinayo amarka guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii adeeg Caafimaad oo tayo sare leh ay u heli lahaayeen dadka soo barakacay ee saameynta uu ku yeeshay roobkii ka da’ay Caasimadda.

Koormeerka waxaa Agaasimaha ku wehlinaayay guddoomiyaha degmada Warta Nabadda iyo guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed oo booqday Wasaraadda haweenka

Next Post

Tartamayaashii Dagmada Gaalkacyo oo shahaado sharaf la guddoosiiyay

Next Post
Tartamayaashii Dagmada Gaalkacyo oo shahaado sharaf la guddoosiiyay

Tartamayaashii Dagmada Gaalkacyo oo shahaado sharaf la guddoosiiyay

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In