Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadweynaha reer Jabuuti oo saaka o dareerey goobaha cod bixinta

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Dadweynaha reer Jabuuti oo saaka o dareerey goobaha cod bixinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Jabuuti, waxaa saaka ka bilaabatay cod bixinta madaxtinimada oo ay ku tartamayaan madaxweynaha xilka haya mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo murashaxa Zakariye Ismaaciil Faarax oo ah maal qabeen reer Jabuuti ah.

In ka badan labo boqol oo kun oo qof ayaa loo diiwaan geliyay doorashada oo ka dhacaysa shanta gobol ee Jamhuuriyadda Jabuuti ka kooban tahay, kuwaas oo ka codeyn doono 530 goobood oo ku kala yaala guud ahaan dalkaas, sida ay sheegeen guddiga doorashada.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026

Madaxweyne Geelle oo 73 sano jir ah, ayaa raadinaya in markii shanaad ku guuleysto kursiga ugu sareeya dalka Jabuuti, isagoo Jabuuti xukumayay tan iyo 1999.

Waxaa si weyn loo saadaalinayaa in uu madaxweyne Geelle si dhib yar ugu guuleysan doono doorashadan, maadaama murashaxiinta mucaaradka ay qaadaceen ka qeybgalka tartankan, ayagoo xukuumadda ku eedeeyay in ay meesha ka saartay madax banaanida guddiga doorashooyinka.

Doorashada waxaa ka qeybgalaya kormeeriyaal ka kala socda, urur goboleedka IGAD, Midowga Afrika Jaamacadda Carabta, Qaramada Midoobay iyo ururo iyo dalalka.

Previous Post

Guddiga COVID-19 ee Puntland ayaa hakiyey Dhammaan Howlaha Waxbarashada

Next Post

Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma

Next Post
Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma

Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In