Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaal ka dhacay Ceel guduud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dagaal ka dhacay Ceel guduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya tuulada Ceel-guduud ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in salaaddii maqrib kadib uu dagaal ka qarxay Buuraha loo yaaan  Buuro Bahalo oo dhinaca galbeedka tuulada Ceel guduud, halkaaso magaaladaasi i jirta masaafo dhan 3 km.

Qof ka mid ah dadka deegaankaasi oo codsaday inaan magaciisa la soo shaacin sababao la xiriira dhinaca ammaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in dagaalka uu socday muddo kooban. isagoo intaasi ku daray in ciidamadii dowladda ee dagaalka soo qaaday ay dib ugu laabteen xaruntooda Ceelcade.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale waxaa uu noo sheegay in maxaabiistii Al shabaab ugu xirneyd Ceelguduud ay dhamaantood xabsiga ka fakadern.

Dadka u xirnaa maleeshiyaadka Shabaab ee xabsiga ka fakaday waxaa ka mid ahaa Hooyo dhashay 6 caruur ah oo ay kooxda shabaab dil ku xukumeen,  kaddib markii ay ku eedeeyeen in ay samaysay meher qaldan, haweeneydaasi dhibana ah ayaa  magaceeda lagu sheegay Deeqo Maxamuud “Aaran”.

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa dhibaatooyin xad dhaaf ah u geysta dadka abriyada ah ee an waxba galabsan, iyagoo siyaabo kala duwan hore  dhagax ugu dilay haween Soomaaliyeed, taasoo ah fal aad  u xun oo ka fog dhaqanka suuban iyo xuquuqda Aadanaha.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radiomuqdisho

Next Post

Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In