Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Dalalka Jabuuti iyo Marocco oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Afrika, Wararka
0
Dalalka Jabuuti iyo Marocco oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Labada dal ee Jabuuti iyo Marocco ayaa kala saxiixday heshiisyo dhanka iskaashiga, siyaasadda iyo Socdaalka.

Dhinaca Dowladda Jabuti  waxaa heshiiskaasi u saxiixay Wasiirka arrimaha Dibadda, ahna afhayeenka rasmiga ah ee Xukuumadda Jabuti Mahmud Ali Yuusuf  oo wafdi uu hogaaminayo haatan booqasho rasmi ah ku jooga magalada Rabad ee caasimadda  dalka Maroco.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Dowladda Marocco waxaa iyana heshiiskaasi u saxiixay wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaasi Nasir Boridha, waxaana qodobada heshiiskaasi ka mid ay inay labada dowladood  ay mar walba ka wada arrinsadaan arrimaha siyaasadda iyo dhinaca dalka ku galka fiisaha oo wax shuruud ah ku xirneyn iyo waliba dhanka horumarinta dibolomaasiyadda.

Telefishinka Jabuuti ayaa baahiyay in laba wasiir ay ka wada munaaqashoodeen arrimo badan oo ay ka mid yihiin  aminiga, dhaqaalaha, Ganacsiga iyo ka hortagga xadgudbiyada argagixisada.

Wasiirka arrimaha Dibada Jabuti Mahmud Ali Yusuf ayaa ka codsaday Dowladda Marocco inay safaarad ka furato magaalada Jabuti ee xarunta dalka Jabuti, taasoo dowr weyn ka qaadanaysa sii xoojinta cilaaqaadka labada dal ee walaalaha ah.

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Marocco ayaa isna soo dhaweeyay codsigaasi wuxuuna sheegay in labada wadan oo iminka u furmay boq cusub ee xagga horumarinta cilaaqaadka ah.

Previous Post

Madaxweynaha Myanmar oo booqaneysa gobolka Rohingya

Next Post

AKHRISO: Odayaasha dhaqanka Ee Soo Xulay Baarlamaanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Next Post
AKHRISO: Odayaasha dhaqanka Ee Soo Xulay Baarlamaanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

AKHRISO: Odayaasha dhaqanka Ee Soo Xulay Baarlamaanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In