Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalka Britain oo ballan qaaday taageero dheeraad ah si wax looga qabto baahiyaha bani’aadamnimo oo ay sababeen abaaraha ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dalka Britain oo ballan qaaday taageero dheeraad ah si wax looga qabto baahiyaha bani’aadamnimo oo ay sababeen abaaraha ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Xoghayaha Britain ee Arrimana Horrumarka Caalamiga Mudane Priti Patel ayaa u safartay Muqdisho 28th January 2017 halkaas oo ay dib-u-adkeysay muhiimadda ay leedahay iskaashiga UK la leedahay Soomaaliya. Wasiirka ayaa la kulantay Guddoomiyaha Baarlamaanka , barafasoor Maxamed Osman Jawari, Xiriiriyaha Bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Peter de Clerq, hoggaanka AMISOM, hawlgalayaasha bani’aadamnimada iyo bulshada rayidka ah, si ay ugala hadasho  horumarka Soomaaliya si loo helo Soomaaliya oo xasilan isla markaana wax looga qabto caqabadaha bani’aadamnimada ee hadda jira.
Intii lagu guda jiray booqashada, Wasiirka ayaa ku dhawaaqday in Dowladda UK ay bixin doonto 10 milyan oo gini oo ah maalgelin bani’aadamnimo oo dheeraad ah si wax looga qabto baahida degdegga ah ee xaaladaha abaarta sii xumaanaya ee Soomaaliya. Taageeradan waxaa loo dhiibi doonaa iyada oo loo marayo saddex hay’adood ee Qaramada Midoobay (WFP, UNICEF, FAO) iyadoo loo isticmaali doono bixinta haqab-beelka cuntada, taageeridda nafaqada iyo adeegyada caafimaadka ee aasaasiga ah. Tani ayaa la filayaa in ay wax weyn ka bedesho nolosha kuwa ay abaaruhu saameeyeen.
Xoghayaha UK ee arrimana Horrumarka Caalamiga Priti Patel ayaa tiri: “Malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ayaa hadda ku nool xaalado quus iyadoo abaaruhu halis ku noqdeen nolosha iyo xasiloonida, taas oo ah sababta UK ay sare ugu qaaday taageerada si loo badbaadiyo nolosha iyo in la siiyo cuntada asaasiga ah, biyo nadiif ah iyo nafaqo”.
“Dalka Britain ayaa mudnaanta koowaad siinaya dhisidda Soomaaliya oo ammaan ah, xasilooni iyo barwaaqo ku nool, inkastoo horumar weyn la sameeyay hadana waxaa jira caqabado la taaban karo.
“Dalka Britain ayaa si wadajir ah beesha caalamka isagu yeeri doonta London si ay ugu heshiiyaan taageerada mustaqbalka Soomaaliya, taas oo ku jirta danaha UK.”
Previous Post

Waddada Buundooyinka ee Muqdisho oo dib loo dhisayo-Sawirro

Next Post

Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka taagan dalka soomaaliya ayaa lagu qabtay Khartoum

Next Post
Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka taagan dalka soomaaliya ayaa lagu qabtay Khartoum

Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka taagan dalka soomaaliya ayaa lagu qabtay Khartoum

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In