Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Cuman oo booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaasi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee Cuman oo booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaasi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo ay wehliso La taliyaha Arrimaha Qunsuliyadda Safaaradda Marwo Xamsa Cabdiqaadir ayaa maanta booqasho gaar ah ugu tagay tiro maxaabiis Soomaaliyeed ah oo ku xukuman dambi la xiriiro Burcad Badeednimo kuwas oo muddo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada Zama’il ee Dalka Cuman.

Danjiraha ayaa u kuurgalay xaaladda Caafimaad iyo midda nololeed ee Maxaabista, kuwas oo ku xukuman xabsi dheer.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

September 1, 2026

Safiirka iyo Qunsulka ayaa kulanka maxaabiista kadib, waxay Shir la qaateen Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Zamaiโ€™l G/Sare Cabdullahi Bin Maxamed Al-Maxrasi, iyaga oo ka wada hadlay la dhaqanka Maxaabiista Soomaaliyeed iyo sidii fursan Waxbarasho ay uga heli lahaayen gudaha Xabsiga maaddaama ay ku xukuman yihiin Xabsi Dheer.

Taliyaha Xabsiga G/Sare Cabdullahi Al-Maxrasi ayaa ka ballanqaaday Safiirka in uu dhalinyarada siin doono ahmiyad gaar ah, una sahli doono Xirfadaha Waxbarasho ee laga bixiyo gudaha Xabsiga.

Ugu dambeyntii G/Sare Cabdullahi Al-Maxrasi ayaa bogaadiyay dadaalka Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Cuman, ee la xiriiro la socodka xaaladda guud ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiga Dhexe ee Zamaโ€™il ee Dalka Cuman taas oo buu yiri aaney ka helin Safaaradaha Dalalka kale ee muwaadinintoodu ku jiran Xabsiga.

12714010_977193552359438_1051366704_n 12736090_977193182359475_974013746_n Amb. Taano iyo Taliha Xabsiga

Previous Post

Munasabad lagu soo dhaweynayay Wasiiro iyo Xildhibano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Lagu Qabtay Nairobi “Sawirro”

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamanka oo kulamo la qaatay wafdi ka socday jaamacadda Carabta iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamanka oo kulamo la qaatay wafdi ka socday jaamacadda Carabta iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Gudoomiyaha Baarlamanka oo kulamo la qaatay wafdi ka socday jaamacadda Carabta iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

September 1, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hayโ€™ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hayโ€™ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

September 1, 2026
0

Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In