Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Cali Americo oo Khudbad u Jeediyay Ardada Wax Ka Barata Jaamacada Mount Kenya ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Danjire Cali Americo oo Khudbad u Jeediyay Ardada Wax Ka Barata Jaamacada Mount Kenya ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya danjire Maxamed Cali Nuur Americo ayaa maanta khudbad uu kaga hadlayay xaalada dalka Soomaaliya iyo marxaladihii kala duwanaa oo uu soo maray u jeediyay ardada wax ka barata Jaamacada Mount Kenya xarunta ay ku leedahay magaalada Nairobi.

Safiirka ayaa lagu sharfay in khudbad ku aadan xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya u jeediyo ardada kala duwan ee wax ka barata jaamacada Mount Kenya oo ay ku jiraan ku dhawaad 2500 oo arday Soomaali ah.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026

Danjire Maxamed Cali Nuur Americo ayaa ardada waxa ka barata jaamacada Mount Kenya uga sheekeeyay marxaladihii kala duwanaa oo uu soo maray dalka Soomaaliya,isagoo sheegay in dalka uu soo maray labo doorasho oo xur ah.

Danjire Cali Americo ayaa aradada u sheegay in dalka Soomaaliya uu ka soo kabsaday marxaldo kala duwan,hadana uu ka soo kabsanayo marxaladihii kala duwanaa oo uu soo maray,aynaka jirto dowlada Federaal ah.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur ayaa sheegay in dalalka Soomaaliya iyo Kenya uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo siyaasadeed iyo mid dhaqaale.

Safiirka ayaa intaasi ku daray in todobaadkii sedax duulimaad oo ka baxa Kenya ay aadi jireen Soomaaliya,hadana ay maalin kasta sedax duulimaad tagaan Soomaaliya.

Maamulka Jaamacada Mount Kenya ayaa danjire Cali Americo uga mahad celiyay khudbada ku aadaneyd xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya iyo marxaladihii kala duwaan oo uu dalka Soomaaliya soo maray,taasi oo uu u jeediyay ardada wax ka barata jaamacada.

Danjire Cali Americo ayaa u mahad celiyay ciidamada AMISOM oo ay qeyb ka yihiin ciidamo ka socda dalka Kenya.

Danjire Maxamed Cali Nuur Americo ayaa noqonaya Safiirkii ugu horeeyay oo afrikaan ah oo khudbad ka jeediya jaamacada Mount Kenya xarunta ay ku leedahay magaalada Nairobi.

IMG_7456 IMG_7459 IMG_7460 IMG_7469 IMG_7477 IMG_7481 IMG_7482 IMG_7485 IMG_7489 IMG_7502 IMG_7504 IMG_7512 IMG_7520 IMG_7524 IMG_7527 IMG_7531 IMG_7537 IMG_7539 IMG_7551 IMG_7552 IMG_7554 IMG_7569 IMG_7572 IMG_7573 IMG_7575 IMG_7577 IMG_7585 IMG_7591 IMG_7592 IMG_7593 IMG_7594 IMG_7602 IMG_7604

Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi(Somaali)

Previous Post

Wasiir Maareeye: “Geed dheer iyo mid gaabanba waan u fuuleynaa sidii Warbaahinta dalka loo horumarin lahaa.”:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha J. F. S. iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta u ambabaxay dalka Masar

Next Post
Madaxweynaha J. F. S. iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta u ambabaxay dalka Masar

Madaxweynaha J. F. S. iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta u ambabaxay dalka Masar

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In