Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jabriil oo qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare ee Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 months ago
in Wararka
0
Danjire Jabriil oo qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare ee Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dhankiisa xusay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay xoojinta cilaaqaadka diblomaasiyadeed ee labada dal, maadaama uu iminka marayo heerkiii ugu sareeyay ebid.

Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Nairobi. Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee dalka Kenya Mudane Kathuri Murungi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Senator Kathuri Murungi oo kamida siyaasiyiinta ugu culus ee dalka Kenya ayaa booqashadiisa maanta ee uu Safaaradda Soomaaliya ku tagay la xiriirtaa adkeyta xirirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Labada dhinac ayaa wax ay isla soo qaadeen qaabka lagu horumarin karo xiriirka ganacsi ee u dhaxeeya labada dal.

Soomaaliya iyo Kenya ayaa dhawaan wada saxiixan doono xiriir lagu horumarinayo ganacsiga labada dal, kaas oo lagu magacaabo “Kenya-Somalia Trada promotion Agreement.

Safaaradda Soomaaliya ayaa waxa ay da’daal xoogan ugu jirtaa sidii loo horumarin lahaa Xiriirka ganacsi ee u dhaxeeya labada dal, gaar ahaan ilaalinta iyo kobcinta ganacsiga Soomaaliyeed ee ku sii faafaya guud ahaan Qaaradda Afrika.

“Labada dal waxaa ka go’an sare u qaadida xiriirka walaaltinimo ee u dhaxeeya labada dal. Booqashada guddoomiye ku xigeenka aqalka sare ee dalka kenya ee Safaaradda Soomaaliya waxa ay ka tarjumeysaa xiririka labada dal”, ayuu yiri Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle.

Guddoomiye Kathuri Murungi, ayaa dhankiisa sheegay in ganacsiga labada dal uu gaaray heer Wanaagsan. Waxa uuna ku guubaabiyay Ganacsatada labada wada shaqeeynta ka dhaxeeysa.

Previous Post

Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Maaliyadda oo Daahfuray Mashruuc Lagu Xoojinayo Ka Jawaabidda Masiibooyinka Degdegga ah

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo su’aalo laga weydiiyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo su’aalo laga weydiiyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo su’aalo laga weydiiyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In