Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay shirka horumarinta xaafadda Islii+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay shirka horumarinta xaafadda Islii+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamal Maxamd Xasan ayaa ka qeyb galay Shirka 2-aad ee horumarinta ganacsiga Xaafada Islii oo lagu qabtay Magalada Nairobi.
 
Shirka oo ahaa kii 2 aad oo looga hadlayay horumaringa ganacsiga Soomaaliyeed ee xaafada islii ayaa waxaa ka qeyb galay danjiraha Soomaaliye ee dalka Kenya Ambasador Jamal Maxamed Xasan gudiga gacsatada Xaafada islii iyo Xubno ka socday qaar ka mid ah  bangiyada iyo shirkadaha ganacsi ee Kenya oo ayagu halkaasi kusoo bandhigay horumarka iyo waxqabadka ganacsagtada Soomaaliyeed ee xaafada islii.
 
Gudoomiyaha gudiga ganacsiga xaafada islii Ibraahim Xuseen oo ka mid ahaa mas’uliyiintii shirka ka hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyay horumarka ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameeyeen Kenya sanadkan dabayaaqada ah ee 2016 isagona tilmaamay inay qeyb weyn ka qaateen horumarka dhanka dhaqalaha ee dalkani Kenya.
 
“Waa inan sii balarinaa ganacsigeena oo aan bilownaa waxyaabo cusub isla markaana aan ka qeyb qaadanaa dhismaha goobaha danta guud ee isbitalada iyo iskuulada,xaafadan adinkaa iska leh waa inan horumarkeeda ka wada shaqeynaa” ayuu yiri Ibraahim Xuseen
 
Danjiraha Soomaaliya ee dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo gaba gabdii bandhiga halkaasi ka jeediyay hadal kooban oo uu ku bogaadinayay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya horumarka ay ka gaareen dhanka ganacsiga ayaa waxa uu ugu baaqay inay sii balaariyaan oo ay gaarsiiyaan magaalooyinka kale ee Kenya isagoona ka dhawaajiyay in safaarada ay diiwan gelisay ku dhawaad 120 ka mid ah shirkadaha Soomaaliyeed ee ka howlgala Kenya.
 
“waxan ku dhiiri gelinayaa ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan xaafada Islii inaad ganacsigiina aad sii balaarisaan oo aad gaarsiisaan magaalooyinka kale ee dalka, waxana muhiim ah inaad ka fakartaan sidii aad u sameyn laheydeen ganacsi kan ka balaaran,awoodeeda waad leedihiin,dhaqaalana waad u heysaan, anagu safaarad ahaan aad baan idin soo dhaweynaynaa,115 shirkado ganacso oo Soomaali ah ayaan diiwaan gelinay oo ayagu raba inay melo badan ganacsi ka sameystan anaguna wan caawinaynaa”  sidaasi waxaa yiri Danjire Jamaal Maxamed Xasan.
IMG_9871 IMG_9885 IMG_9901 IMG_9903 IMG_9907 IMG_9986
Cabdulqadir Cali Xuseen”Koronto”
​
Previous Post

Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawirro

Next Post

Barakacayaal ka faa’iideystay qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo uu fuliyay Isbitaalka Aadan Cadde+Sawiro

Next Post
Barakacayaal ka faa’iideystay qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo uu fuliyay Isbitaalka Aadan Cadde+Sawiro

Barakacayaal ka faa'iideystay qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo uu fuliyay Isbitaalka Aadan Cadde+Sawiro

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In