Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jamaal oo Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ka howl gala Kenya”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjire Jamaal oo Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ka howl gala Kenya”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xarunta safaarada ee Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha telefishinada ku hadlo afka Soomaaliga ah iyo sidoo kale tifatirayaasha idaacadaha ka howl gala dalkani Kenya.

Danjiraha iyo Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ayaa ka wada hadlay sidii ay wada shaqeyn wanaagsan u dhax mari lahayd safaarada iyo warbaahinta ku hadasho afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay dalka Kenya.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo wax ka yar labo bilood joogo xafiiska safaarada ayaa soo dhaweeyay Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ee ka howl gala Nairobi,isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in waji cusub oo wada shaqeyn oo u bilowdo labada dhinac.

Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ka howl gala Nairobi ayaa safiirka u gudbiyay cabashooyin kala duwan oo ay ka mid ahayd dhibaatooyin ay la kulmaan wariyaasha soomaaliyeed ee ku nool dalknia Kenya.

Agaasimaha Telefishinka qaranka ee dalka Kenya Cilmi Maxamed Waare ayaa sheegay in ujeedada kulanka ay ahayd sidii ay isku baran lahaayeen Safiirka iyo Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ee ka howl gala Nairobi.

Gudoomiyaha Ururuka saxafiyiinta qurba joogta ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Xuseen (New York) ayaa tilmaamay in uu muhiim ahaa kulanka dhex maray safiirka iyo Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ka howl gala Nairobi,islamarkaana uu waji cusub oo wada shaqeyn uu u bilowday labada dhinac.

Danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in uu ku farxaysanyahay kulanka uu la qaatay Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ee ka howl gala dalka Kenya.

Danjire Jamaal ayaa intaasi ku daray in uu dhageystay cabashooyinka ay u soo gudbiyeen wariyaasha,islamarkaana ay safaarada wax ka qaban doonto intii ay ka awoodo.

Markii uu kulanka dhamaaday ayaa Danjire Jamaal Maxamed Xasan waxa uu wariyaasha ku soo wareejiyay xarunta safaarada oo ay dib habeyn balaaran ku socoto.

Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo uu Danjire Jamaal Maxamed Xasan la qaato Agaasimayaasha Telefishinada iyo tifatirayaasha idaacadaha ee ka howl gala Dalkani Kenya.

IMG_0012 IMG_0014 IMG_0017 IMG_0018 IMG_0021 IMG_0025 IMG_0026 IMG_0030 IMG_0032 IMG_0044 IMG_0048 IMG_0051 IMG_0052 IMG_0057 IMG_0060 IMG_0062 IMG_0067 IMG_0069 IMG_0077 IMG_0079 IMG_0086deggty

Sawir Qaade:- Xasan Cumar Baffo.

Previous Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxda sare ee dalka oo shacabka u Hambalyeeyay

Next Post
Madaxweynaha oo Tacsi u direy Shacabka Sacuudiga

Madaxda sare ee dalka oo shacabka u Hambalyeeyay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In