Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire James Swan iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo lagu soo dhaweeyay xarunta Sheybaarka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Danjire James Swan iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo lagu soo dhaweeyay xarunta Sheybaarka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Sheybaarka Qaranka, Sahra Ciise ayaa waxa ay ku soo dhaweysay xarunta Sheybaarka wafdi uu hogaaminayay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Madaxa Hay’dda Caafimaadka Adduunka ee Soomaliya (WHO), Dr Malik iyaga oo uga mahadceliy dhammaan madaxda Wasaaradda Caafimaadka iyo shaqaalaha Sheybaarka Qaranka sidii geesinimada lahayd ee ay uga shaqeeyeen baaritaanka cudurka safmarka ah ee saameeyay dunida oo dhan ee COVID-19.

Agaasimaha ayaa warbixin ka siisay howlaha ay qabato xarunta Sheybaarka Qaranka.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

21-kii bishan ayay ahayd markii Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar Nuur ay Isbitaalka Guud ee De-Martino ku soo dhaweysay wafdi uu hogaaminayay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr.James Charistopher Swan iyo madaxa Hay’dda Caafimaadka Adduunka ee Soomaliya (WHO Somalia) Dr Malik., kuwaasi uga mahadceliy dhamaan madaxda Wasaaradda iyo shaqaalaha caafimaadka Isbitaalka guud ee De-Martino sidii geesinimada lahayd ee ay ula dagaalameen cudurka safarmarka ah ee saameeyay dunida oo dhan ee COVID-19.

Sawirkan waa 21-kii June waana Isbitaalka Guud ee De-Martino

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda oo xilalkooda ku kala wareegay “SAWIRRO”

Next Post
Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda oo xilalkooda ku kala wareegay “SAWIRRO”

Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda oo xilalkooda ku kala wareegay "SAWIRRO"

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In