Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Nicholas key oo Maanta la sagootiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Danjire  Nicholas key oo Maanta la sagootiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadaan oo ahayd mid lagu sii sagootinayay  Ergeygii hore Qaramada Midoobe u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Danjire  Nicholas key oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha jamhuriyadda Soomaaliya, Raisul Wasaaraha, Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda iyo xubno Beesha Caalamka ka socday kuwaas oo dhamaan amaanay Xafiiska uu madaxda ka ahaa Mas’uulkan la baddalay.

Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobe u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya Danjire  Nicholas key oo muinasabada ka hadlay ayaa  xusay  intii uu joogay  Soomaaliya in uu ka bartay  shacabka Soomaaliyeed waxyaabo badan”dadka Soomaaliyeed runtii waa kuwa jecel Soo dhawaynta martida, waana geesiyaal” ayuu yiri Mr Nicholas key Safiirkii hore ee Qaramada midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya hadase la badalay.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Sidoo kale Danjire  Nicholas key, waxa uu yiri” Dadka Soomaaliyeed waa kuwo aad arkayso iyagoo arrimha qaar isku haysta  hadana marka ay banaanka u soo baxaan  isla qoslaaya, dhab ahaantii waa dad dhamaantood leh  rajooyin ay ka mid yihiin sidii ay dalkooda u gaarsiin lahaayeen  nabad iyo kala dambayn” ayuu yiri mar kale Danjire  Nicholas key

Ra’iisal wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa tilmaamay in Danjire  Nicholas key uu ahaa nin  ka shaqeeyey Xiriirka  Qaramada Midoobe iyo Soomaaliya isla markaan  lagu xasuusan doono in  uu xafiiskiisa u soo raray Soomaaliya dhawr sanadood kadib.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Mudane Xasan  Shiekh Maxamuud  oo ugu danbaytii ka hadlay Munasaabadda Sagootinta Key ayaa  uga magad celiyey  Nicholas key sidii wanaagsanayd  ee uu ula shaqeyey  hay’addaha  dowladda Soomaaliya iyo Doorkii uu ku lahaa dib u soo kabashada Soomaaliya.

Previous Post

Dhagayso Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh” Allaah ayaa mahad leh oo si guul ah inoogu soo dhameeyey kulamadii aan la lahayn reer Hiiraan”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh” Allaah ayaa mahad leh oo si guul ah inoogu soo dhameeyey kulamadii aan la lahayn reer Hiiraan”

Madaxweyne Xasan Sheekh" Allaah ayaa mahad leh oo si guul ah inoogu soo dhameeyey kulamadii aan la lahayn reer Hiiraan"

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In