Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawo la’aan soo wajahday isbitaalka guud ee degmada Xudur

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dawo la’aan soo wajahday isbitaalka guud ee degmada Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Isbitaalka guud ee degmada Xudur ayaa ka deeyriyay xaaladda Isbitaalkaasi, isagoo dalbaday in lala soo gaaro Dawo lagu dabiibo bukaannada jiifa isbitaalka.

Agaasimaha ispitaalka guud degmada Bakool C/xakiin Macalin Aadan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Isbitaalkaasi ay soo wajahday xaalad dawo yari ah, isagoo intaasi ku daray in bukaanada jiifa xiligan aysan heli karo dawo lagu baxnaaniyo caafimaadkooda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale agaasimaha ayaa dalbaday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro Isbitaalkaasi, isagoo ka digay in xaaladda bukaannada ay halis ku jirto haddii aan isbitaalka la soo gaarsiin dawo dabooli karta baahida bukaannada jiifa isbiraalkaasi.

Bukaannada ah ee jiifa Ispitaalka guud ee gobalka Bakool  ayaa haataan waxaa soo wajahay dhibaato xooggan oo dhanka dawo la’aanta ah, iyadoo marba marka ka danbeysa isbitaalkaasi ay gaarayaan  bukaano fara badan oo ka kala yimaada deegaano ka tirsan gobolka Bakool.

Previous Post

Muqdisho oo lagu qabanaayo doorashada Xildhibaanada Hiiraan iyo Sh/dhexe

Next Post

Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay

Next Post
Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay

Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In