Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawo Sawirrada: Dibadbax ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dawo Sawirrada: Dibadbax ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo hooy u ah kumanaan Soomaali ah ayaa maanta waxaa ka dhacay Isu soo bax midnimo oo lagu muujinayo muhiimadda wada noolaanshaha, loogana soo horjeedo faquuqa iyo Islaam naceybka oo ka socda magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota.

Isu soo baxan ayaa waxaaa soo qaban qaabiyey Hay’adaha u adeega bulshada islamarkaan waxaa halkaa isugu yimaadey kumanaan muwaadiniin  Mareykan ah oo ay ka mid yihiin Soomaalida. aya goo halkaasi si wada jir ah loogu wada cunteeyey. dadkii isku soo baxay ayaa gebi ahaan muujiyey sida ay u doonayaan Midnimada Bulshooyinka ku nool Gobolka Minnesota.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Isu soo baxanai ayaa ku soo aadaya xili Soomaaldia ku nool dalkan Maraykanka ay soo wajahday cabsi iyo wal wal la xariira hadalladii ka soo yeeray Madaxweynaha hadda la doortay ee Donald Trump oo aanan la hubin in uu ka dhabeyn doono hadaladii nacaybka ahaa ee uu ku hadlay markii uu yimid Gobolkani Minnesota gaar ahaan isagoo si toos ah u weeray Soomaalida.

10622937_10153916790607611_3608101507307244524_n 14980671_10153916790532611_4390951822265935052_n 14991954_10153916790432611_9086415406794342234_n 15027379_10153916790357611_5831820762118561212_n 15085513_10153916790342611_3385423289368139507_n

Liban Xuseen

Previous Post

Daawo Sawirrada: Isu soo bax roob doon ah oo maanta ka dhacay Muqdisho

Next Post

Donald Trump oo ka hadlay waxa uu ka yeelidoono dadka muhaajiriinta ah

Next Post
Donald Trump oo ka hadlay waxa uu ka yeelidoono dadka muhaajiriinta ah

Donald Trump oo ka hadlay waxa uu ka yeelidoono dadka muhaajiriinta ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In