Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarniga 21-aad oo xalay la arkay

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarniga 21-aad oo xalay la arkay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Habeenkii xalay ayaa Malaayiin qof oo kunool dunida ayaa arkay dayaxmadoobaadki ugu waqtiga dheeraa ee Qarniga soo mara adduunka,wuxuuna socday muddo saacado ah.

Malaayiin ruux oo kunool dunida ayaa bilaabaya cibaado iyo alle bare,iyagoo weydiisanayay alle in uu adoomadiisa uu u dembi dhaafo,Dayax madoobaadkan ayaana ahaa midkii ugu dheeraa qarniga 21aad, sida ay sheegayso hayโ€™adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka (NASA) loo yaqaano,taasi oo horey u saadaalisay.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Culimadda muslimiinta ayaa ku boorinayay bulshada in ay bilaabana aale bari si uu rabbi ugu dembi dhaafo adoomadiisa oo gafka badan,sidoo akle waxaa la arkayay magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah qaar kamid ah bulshada oo isku soo baxay si ay u mideeyaan alle barig aiyo qushuuca,Waxaa Dadka nasiibka u yeeshay inay daawadaan dayax madoobaadka ay daawanayeen hal saac iyo 43 daqiiqo oo dayax madoobaadkaas uu soconay.

Meelaha sida wayn looga dareemay waxaa ka mid ah Soomaaliya,qaar ka mid ah dalalka qaarada Afrika,Australia iyo goobo kale oo caalamka ka tirsan.

Siinisyahanada ayaa horey u saadaaliyay inuu dhacayo dayax madoobaadkani,iyadoo 24 saacadood ee la soo dhaafay ay soo bexeensaalaal la xiriirta arrintaasi.

Dayax madoobaad ayaa dhacaa marka qorraxda, dhulka iyo dayaxu ay isku beegmaan,taa micnaheedu waa in dhulku uu soo kala dhex galayo qorraxda iyo dayaxa, oo uu ka xannibayo iftiinka qorraxda inuu gaaro dayaxa,sida ay sheegayaan culimada seyniska,waxaana Madoobaanshuhu wuxuu dhacaa marka uu dayaxu galo hooska dhulka.

Koofurta Ameerika, ayaa qeyb ahaan laga arkay deegaannada dhinaca bari sida magaalooyinka Buenos Aires, Montevideo, Sao Paulo iyo Rio de Janeiro.

Magaalooyinkaas iyo kuwa u dhowba waxay dadku arkeen marka uu dayaxu godka sii galayay, ama daliigta u eg in cirka iyo dhulka ay iska galaan.

Inkastoo aysan ahayn markii ugu horeysay oo dayax madoobaad uu ย dhoco ayaa hadana waxa la sheegaya in kii xalaya uu ahaa kii ugu dheeraa qaranigan 21-aad.

Previous Post

Wafdigii ka qayb galay Shirkii Caalamiga ahaa ee Waxbarashada Sare oo Munaasabad Sagootin ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Next Post

Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo oo Saaka ka socda Magaalada Gaalkacyo

Next Post
Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo oo Saaka ka socda Magaalada Gaalkacyo

Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo oo Saaka ka socda Magaalada Gaalkacyo

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In