Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.
Marxuumka ayaa ku geeriyooday da’da 91-jirka,xusni ayaa waxaa sannadkii 2011-kii xilka ka tuuray Militeriga dalka Masar kaddib kacdoon ka dhacay dalkaas.