Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaanka Wargalo oo maamul cusub loo doortay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Deegaanka Wargalo oo maamul cusub loo doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dooranayay gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka deegaanka Wargalo ee gobalka Mudug.

Munaasabada doorashada gudooomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka deegaanka Wargalo ee gobalka Mudug oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socatay wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug iyo maamulka gobalka Mudug iyo bulshada ku nool deegaanka Wargalo ayaa lagu qabtay deegaankaasi

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Bulshadii deegaanka Wargalo ayaana halkaasi waxa ay cod gacan taaga ku doorteen gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka deegaankaasi, iyagoona u doortay gudoomiyaha deegaankaasi Nuur faarax cumar gudoomiye ku xigeena u doortay Maxamed Axmed Jimcaale.

Wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye, ayaa doorashada kadib ku dhawaaqay natiijada doorashada gudoomiyaha deegaanka Wargalo, Nuur Faarax Cumar oo isagu ahaa qofka kaliya ee isku soo sharaxay qabashada xilka.

Gudoomiyaha cusub ee deegaanka wargalo Nuur Faarax cumar oo isna madasha doorashada khudbad ka jeediyay ayaa balan qaaday inuu si cadaalad ah ugu adeegi doono bulshada reer Wargalo

Ugu dambeeyna Wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa ku booriyay shacabka deegaanka Wargalo in ay la shaqeeyaan maamulka ay dooreteen

Dhismaha maamulka deegaanka Wargalo ayaa qeyb ka ah dadaalada wasaarada arimaha gudaha Galmudug ay ugu jirto dhameeystirka dhismaha maamulada degmooyinka iyo deegaanada Galmudug.

Previous Post

Taliyaha ciidanka X.D.S oo Qaahira kula kulmay dhigiisa Masar.-Sawirro

Next Post

Golaha Wasiirada oo ansixiyey siyaasadda guddiga ammaanka iyo difaaca xeebaha dalka

Next Post
Golaha wasiirada oo ka shiray xoojinta amniga dalka iyo arrimo kale (Sawirro)

Golaha Wasiirada oo ansixiyey siyaasadda guddiga ammaanka iyo difaaca xeebaha dalka

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In