Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaanno ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug oo abaaro laga soo sheegayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Deegaanno ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug oo abaaro laga soo sheegayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay kasii darayso xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada Galmudug ayaa maamulka Galmudug wuxuu diray dhawr wefdi oo loo kala diray dhammaan deegannada Maamulkaas, kuwaas oo qiimaynaya baaxadda abaarta, si gurmad deg deg ah loo abaabulo.

Wefdiyada maamulku diray ayaa dhammaan deegaannadii ay tageen waxay ugu tageen dad ay xoolihii ka dhammaadeen oo diif iyo diihaal ba’an ka dhaxlay musiibada Abaarta, deegaannada qaar dad ayaaba u geeriyooday nafaqo darro, sidoo kale waxaa jira dad qaab deldelaad ah isku dilay, kadib markii ay abaarta ku waayeen dhammaanba duunyadii ay dhaqanjireen.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Deegaannada ugu daran ee masiibooyinkaas ay saameeyeen waxaa ka mida , deegaannadaย  Baxdo, Qaydaro, Wissil, Hobyo,ย  xero-dhagaxlay, Col-guula, wargalo iyo deegaanno kale,

“Magacaygu waa Catoosh Muqtaar ku nool deegaanka qaydaro ee degmada baxdo deegaanka qofkii ka tegikaray waa ka barakacay, xoolihiina waxay u qaybsameen in abaarta ku le’day iyo in ceelashii soo gaari waayey, marka abaarta na haysataa ma sahlana,” ayuu dhahay Catoos

“Magacaygu waa Maxamuud Jimcaale Wardheere oo ku nool Deegaanka Xero Dhagaxlay Xaaladdeennu meel xun ayey maraysaa, xoolihii waxay noqdeen wax le’day iyo wax liita, biyo ma haysanno, marka Xaaladdeennu waa liidataa, waxaan codsanaynaa cid kasta oo na caawinkarta inay noosoo gurmato”. ayuu isna hadalkiisa ku darayย  Jimcaale.

Wasiirka Gargaarka beni’aadanimada iyo daryeelka Naafada maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud oo hor kacayey guddigaas ayaa ka hadlay dhibaatada deegaanka ka jirta.

“Deegaanada aan marnay waxaan ku aragnay dhibaato lixaad leh oo ay abaarto keentay, waxaan qaylo dhaan u diraynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, Maamulka Galmudug, dawladda Soomaaliya iyo dhammaan hay’adaha caalamiga ah, waxaan u sheegeynaa in xaaladda abaarta Galmudug ay kasii darayso, sidaas darteed waa in la sameeyaa gurmad ballaaran oo deg deg ah”.ayuu yiri Wasiir Shir Xirsi.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

Cabdi Xasan Awoowe (Wissil)

Previous Post

Agaasimaha Guud ee ALESCO oo booqday Xarumaha Ururka Iskaashiga Islaamka ee Jeddeh

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin hor leh "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In