Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Deeq Kala Duwan Oo Lagu Wareejiyay SoDMA

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
 Deeq Kala Duwan Oo Lagu Wareejiyay SoDMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda İHH İnsani Yardım Vakfı oo ah Hay’ad Turki ah kana shaqeysa Caawinta, ayaa soo gaartay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyika Qaranka Soomaaliyeed.

Hay’adda #ihhinsaniyardımvakfı oo uu hoggaaminayo Xasan Cumar, ayaa ku wareejiyey Hay’adda Maareynta Musiibooyinka #SoDMA lacag ah labatan iyo shan-kun oo Dollar ($25,000), iyo Dawo lagu daweynaayo dadkii ku waxyeeloobay oo dhiganta Sodon-kun oo Dollar ($30,000) iyo raashiin ay siinayaan 170 qof oo ah dadkii dhaawacmay iyo dadka la jooga mudo saddex maalin ah.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka guddoomay lacag, dawa iyo raashiinka ay Hay’addu ugu talagashay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii Soobe laba.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda Sodma ayaa u mahadceliyey Hay’adda İHH İnsani Yardım Vakfı ee Turkiga oo kaalin weyn ka qaadatay u gurmashadda dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii is xigxigay ee ka dhacay Isgoyska Soobe 29-kii October, 2022.

Tags: Deeq Kala Duwan Oo Lagu Wareejiyay SoDMA
Previous Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Deeq Dawo ah Ka Guddoomay WHO

Next Post

Guddoomiyaha G/ Shacabka Oo Kormeeray Xarunta Golaha Wakiilladda Puntland

Next Post
Guddoomiyaha G/ Shacabka Oo Kormeeray Xarunta Golaha Wakiilladda Puntland

Guddoomiyaha G/ Shacabka Oo Kormeeray Xarunta Golaha Wakiilladda Puntland

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In