Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq lacageed oo loo qeybiyay dadkii eheladooda ku waayay qaraxii 14-ka Oktobar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Deeq lacageed oo loo qeybiyay dadkii eheladooda ku waayay qaraxii 14-ka Oktobar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

50 qofood oo ka mid ah dadkii eheladooda ku waayey Qaraxii 14 Bishan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa loo qeybiyey  deeq lacageed oo ka timid Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Swedan.

lacagtan ayaa waxaa loo soo wakiishay Gudi Culimo ah oo lagu magacaabo  Safa , waana 15,000 oo Dollar iyadoo qof kastana la siiyey 300 oo Dollar, goobta lacagta lugu bixinayey waxaa joogay  xubno ka socday Gudiga Gurmadka Deg Deg ah.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Sh.  Maxamuud Abuusheyba Gudoomiyaha Culimada Lacagta soo wakiishay oo Jaaliyadda Soomaaliyeed Sweden ka timid ayaa sheegay in dadkani yihiin kuwii ku haboonaa in la garab istaago.

C/laahi Maxamed Shirwac Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Deg Deg ah ayaa isna sheegay in Caruur badan waalidiintood ku wayeen Musiibadii Dhacday loona baahdan yahay in la helo qorshe wax lagu baro.

Dadka loo qeybiyay kaalmadan lacageed ayaa ka mahadceliyay taageerada ay u fidiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden.

Previous Post

Mashruuc Biyo dhaamin ah oo laga Daahfuray Magaalada Baydhabo

Next Post

Afhayeenka AMISOM “Kolonyo ciidamadeenna ah ayaa waxay la kulmeen qarax iyo dagaal”

Next Post
Afhayeenka AMISOM “Kolonyo ciidamadeenna ah ayaa waxay la kulmeen qarax iyo dagaal”

Afhayeenka AMISOM “Kolonyo ciidamadeenna ah ayaa waxay la kulmeen qarax iyo dagaal"

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In