Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qaar ka mid ah danyarta ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qaar ka mid ah danyarta ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqda oo aheyd mid zakaatul fidriya isla markaana ay kusoo tabaruceen muslimiin Soomaaliyeed oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa waxaa ururka Xanaano oo ah urur ka shaqeeya waxbarida iyo daryeelka agoonta waxaa maanta ay gaarsiiyeen boqolaal ruux kuwaas oo isugu jiray agoon, dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo danyar ku nool magaalada Gaalkacyo.

Xabiibo Maxamuud Cabdi Koofuroow oo ah wakiilka ururka Xanaano ee gobalka Mudug ayaa sheegtay in deeqdaan loogu talagalay sidii dadkaasi loogu gurman lahaa.
qaar ka mida agoontii iyo danyartii ka faa’ideeystay deeqdaan zakaatul fidrigaa ayaa ka mahad celiyay deeqda iyo sidoo kale garab istaaga dhanka waxbarida agoonta oo ay markasta ka helaan Xaanaano.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Gudoomiye ku xigeenka dagmada Galkacyo injineer Maxamed Cabdi Cilmi ayaa isna dhankiisa bogaadiyay kaalinta ururka Xanaano ee ku aadan wax barida iyo garab istaaga agoonta.

Previous Post

Diyaargarowga ciida iyo Agabka ilmuhu ku ciyaraan oo markii ugu hireysay laga hirgaliyay magaalada Cadaado.

Next Post

Wasiirka gaadiidka duulista hawada XFS “Qoraalka Kenya soo saareen ayaan aragnay waana arrin u baahan in aan ka tashano”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA

Wasiirka gaadiidka duulista hawada XFS "Qoraalka Kenya soo saareen ayaan aragnay waana arrin u baahan in aan ka tashano"

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In