Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg R/wasaaraha XFS ” waa sharci daro heshiiska Dekedda Berbera”Dhageyso”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Ra’iisul wasaare Kheyre” Soomaaliya waxey sameeneysaa horumaro badan”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkii uu ku tagay isaga iyo wafdi balaaeran oo uu hugaaminaayay Dalka Imaaraadka carabta.

mudane Xasan Cali kheyre R/wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay heshiis  maamulka Soomaliland uu la galay shirkadda dhismaha dekedaha ee Magaceeda loo soo gaabiyo DP World iyo dowladda Itoobiya kaasoo ku aadanaa wadaaga dhaqaalaha kasoo baxa dekedda Magaalada Berbera oo ka mid ah dekedaha qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

R/wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali ayaa sheegay in aysan dowladda Federaalka Soomaaliya ay heshiiskaas u aqoonsan tahay mid wax kama jiraan ah daamaada Dowladda federaalku mas’uul ka tahay Dalka.

Hadalkaan R/wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xoojinaaya warsaxaafadeed Maanta ay soo saartay Wasaaradda Dekedaha xukumadda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka R/wasaare kheyre:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/CODKA-RIISUL-WASAARAHA-.mp3
Previous Post

Wasaaradda howlaha guud”shirkadaha ku howlan dhismaha waa in ay iska soo diiwan galiyaan wasaradda”

Next Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis iskaashi “SAWIRRO”

Next Post
Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis iskaashi “SAWIRRO”

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis iskaashi "SAWIRRO"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In