Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada C/casiis oo lagu qabtay Munaasabad laguu soo xirayey tartan Quraan Akhris ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Degmada C/casiis oo lagu qabtay Munaasabad laguu soo xirayey tartan Quraan Akhris ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan  oo abaal marino  iyo shahaadooyin lagu  gudoonsiinayay  laguna soo gaba gabeynayay  tartanka Quraan Akhris ah oo  socday  bisha barakeysan ee ramadaan  kaasi oo ay ka qeyb qaadanayeen  ardayda wax ka  barata Dugsiyada Quraanka kariimka  ee ku yaala Degmada  C/casiis  oo uu soo qaban qaabiyay maamulka  Masjidka Al-nuur  ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay  Magaalada  Muqdisho.

Munaasabadda  ayaa waxaa ka soo qeyb galay  culimaa,udiin ardayda wax ka barata  dugsiyada quraanka ee ku yaala degmada  c/casiis  Waalidiin,  aqoonyahano,  macalimiin,  iyo dadweyne kale aad u fara badan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Sheikh Liibaan  Naasir Maxamed oo ka mid ah culimaa,udiinkii ka soo qeyb galay ayaa  Sheegay in Bulshada Soomaaliyeed ay si wanaagsan u qiimeeyaan ahmiyada iyo fadliga quraanka kariinka.

Sidoo kale Sheikh  C/qaadir  Xaaji Dayib  oo ka mid ahaa  gudiga tartanka quraan  akhriska  ayaa ka warbixiyay  qaabka tartanka uu ku soo gabagaboobay  iyo  waxyaabaha ay ku tartamayeen ardayda.

Marka la gaaro sanad walbo Bisha barakeysan ee ramadaan ayaa waxaa bilowda tarmo quraan akhris ah oo lagu wyneynaya  bisha barakeysan ee ramadaan.

Previous Post

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeyey xayiraada laga qaaday Abu Mansuur.

Next Post

Amniga G/Baay oo la adkeynayo maalmaha Ciida

Next Post
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa

Amniga G/Baay oo la adkeynayo maalmaha Ciida

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In