Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Hobyo oo xalay laga xusay munaasabadda 1da Luulyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Degmada Hobyo oo xalay laga xusay munaasabadda 1da Luulyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagmada Hobyo ayaa xalay lagu qabtay munasabad aad u qurux badan laguna weyneynayay 1da Luulyo oo ah Sanad Guuradii 64aad ee kasoo waregtay markii ay ka xoroobeen Gumeystihii Talyaaniga Goballada Koofureed.

Munasabadda oo aheyd mid ay soo Agaasimeen Maamulka Dawladda Hoose ee Degmada Hobyo ayaa waxaa ka qaybgalay Maamulka Degmada oo ay u horeeyaan Guddomiyaha Dagmada Cismaan Axmed iyo Ku-xigenkiisa, Agaasimayal, Laamaha amniga Ururada haweenka Dhallinyarada iyo Dhaman Bulshada qaybaheeda kala duwan ee Reer Hobyo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhamaan mas’uuliyiintii, waxgaradkii iyo qeybahii bulshada ee ka hadlay munaasabadda ayaa ku dheeraaday ka sheekeeynta dhibaatooyinkii loo soo maray neecowda xornimo ee maanta lagu naaloonayo, iyagoo xusay in aysan ku imaan si fudud ayna ku shahiideen geesiyaal farabadan loona baahan yahay in la is xasuusiyo mar kasta.

Previous Post

1-da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

Next Post

Safiirka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo

Next Post
Safiirka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo

Safiirka Soomaaliya iyo Mas'uuliyiin kale oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In