Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Dekadda Oo Kulankii Shanaad Oo Is Xiga Ka Adkaan Weysay Horseed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Dekadda Oo Kulankii Shanaad Oo Is Xiga Ka Adkaan Weysay Horseed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxaha Dekada iyo Horseed oo galabta ku wada kulmay garoonka banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah kadib markii ciyaarta oo dhamaad ah goolkii barbaraha ay heshay kooxda Dekadda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Elman oo laba jeer hogaanka u qabatay Ciyaarta ayaa laba jeer waxaa barbareysay kooxda Dekada oo wali haysa Hogaanka Horyaalka Soomaaliya waxaana Dekadda ay ku Guuldareysatay In ay ka adkaato kooxda Ciidanka Xooga ee Horseed Shantii Kulan ee u danbeyay oo ay la Ciyaartay Horyaalka Soomaaliya.

Cabdi Joon iyo Yuu Cali ayaa waxay wada kulmeen Markii Sadexaad Horyaalka Soomaaliya Xili Ciyareedkan ayadoo laba jeer horey ay ugu Soo Wada kulmeen Xiligii Cabdi Joon uu leylinayay Kooxda Elman labadii Kulan ee hore waaxay kala qaaten Min Sadex dhibcood oo labada dhinac kulankii sadexaad oo galabta ay wada Ciyareen waxay ku heshiiyeen barbaro 2-2 ah.

Cabdi Joon afartii Kulan ee ugu danbeysay uu ka hortagay Kooxdisii hore ee Dekadda laba jeer ayuu ka adkaaday hal barbaro ayuu la galay ayadoo kulanka kale laga adkaaday, Kulankaan kii ka horeyay ayaa ah mid kooxda Dekada looga adkaaday 3-0 Waxaana uu ahaa  markii ugu horeysay ee laga adkaado Kooxda Dekadda ku dhawaad 24 Kulan oo aanan laga adkaan Dekadaha.

Dekadda iyo Horseed ayaa ah labada kooxod ee laga dhaliyay Xili Ciyaaredkan Goolasha ugu yar Horyaalka Soomaaliya ayadoo Ciyaarta inta aysan bilaaban garoon ay soo galeen ayadoo laga soo dhaliyay min lix gool hase yeeshe Sagaashan daqiiqo oo ay wada Ciyareen dhibic iyo dhibic ayeey ka qaaten balse waxay isku badiyeen goolasha laga dhaliyay labada dhinac afar gool ayeey iska dhaliyeen laba iyo laba-na waa ay ku heshiiyeen, afar iyo toban kulan oo Wada-jir ay  Soo Ciyaaren  Waxaa laga adkaaday Min hal kulan oo quraa kulankii lugtii hore ay wada Ciyareen labadaan kooxod waxay ku wada heshiiyeen barbaro.

Previous Post

Dowladda Turkiga oo tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Xabsiga dhexe ee Xamar “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ay u soo magacowday Soomaaliya

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ay u soo magacowday Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ay u soo magacowday Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In