Saturday, November 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 months ago
in Wararka
0
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda walaalaha ah ee Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo ku taalla Aagga Warshadaha ee Ras Laffan.

Dowladda Soomaaliya waxay tacsida iyo murugada la wadaagaysaa Dowladda iyo shacabka Qatar, sidoo kale qoysaska ay dhibaatadu saameysay, waxayna dhaawacyada u rajaynaysaa caafimaad degdeg ah.

Related posts

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

November 14, 2026
Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

November 14, 2026

Previous Post

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

Next Post

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

Next Post
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas...

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa magaalada...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In