Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta la soo gabagabeeynayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta la soo gabagabeeynayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa dhagaysigii doodda ku saabsan muranka-badeedka u dhaxeeyay Qareenada Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Dhageysiga Dawcadda ayaa socotay illaa iyo Isniintii la soo dhaafay, taasoo dhexmaraysay Qareennada u kala doodayay Waddamada Soomaaliya iyo Kenya oo ku aadan muranka dhinaca badda ah ee labada waddan ay isku haystaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay Magaalada Hague ayaa dhagaysaneysay doodaha oo ay Soomaalidu dacwad u gudbisay, taaasoo ay ku dooneyso in maxkamaddu ay qaaddo dacwadda ku saabsan xadeynta xuduudda badda ee labada Dal ay ku muransan yihiin.

Qareennada Dawladda Soomaaliya ayaa maanta jeedinaya dooddii ugu dambeysay ee dacwadda la xariirta Murun-badeedka ay isku hayeen iyaga iyo Dawladda Kenya.

Dawladda Kenya ayaa weli ku adkeysaneysaa in Maxakamaddu aaneey qaadi karin Dacwaddaan, iyadoo ku andacoonaysa in maadaama ay Soomaaliya horey ula saxiixatay Kenya heshiis is-afgarad ah loo baahan yahay in labada dhinac ay iyagu is xaliyaan, balse mar walba waxaa ka biyo-diida dhanka Soomaalida.

Previous Post

Daawo Sawirrada: Danjire Kaitin oo la shiray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada

Next Post

Tababar loo qabtay arday wax ka barata jaamacahada Muqdisho+Sawirro

Next Post
Tababar loo qabtay arday wax ka barata jaamacahada Muqdisho+Sawirro

Tababar loo qabtay arday wax ka barata jaamacahada Muqdisho+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In