Barnaamijka Bandhigga Radiyaha waxa uu ka baxaa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo Jimcaha, waxa uuna xambaarsanyahay warbixino iyo wareeysiyada wararkii ugu dambeeyay ee dalka
Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...













