Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Habeen kasta, marka laga reebo maalinta Jimcaha habeenka Sabtida ay soo galeyso, waxa uu xambaarsanyahay warar iyo wareysiyo xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso.
Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...














