Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay iska kaashaanayaan Wasaaradaha arrimaha gudaha, Federaalka, Dibuheshiisiinta iyo Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...















