Barnaamishka bandhigga wareysiyada oo ah barnaamish maalin kana baxa radio muqdisho codka jamhuuriyadda soomaaliya waxaad ku dhageysataan, dhacdoonyinka maalinlaha ee ka dhaca magaalada muqdisho iyo guud ahaan gobalada dalka kuwaada ugu xiisaha badan.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...














