Barnaamijka Bandhigga Radiyaha waxa uu habeen kasta ka baxaa Radio Muqdisho, waxa uuna xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixinno muhiim ahn halkan hoose ka dhageyso barnaamijkii caawa oo maqal ah
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...














