Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka maleeshiyaadka Al-shabaab ka saaray deegaanka Moqokori

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka maleeshiyaadka Al-shabaab ka saaray deegaanka Moqokori
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka saaka ka imaanaya Gobolka hiiraan ayaa kusoo waramaya in Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaalieed  maleeshiyaadka nabad iyo nolaal diidka ah ee Al-shabaab kala wareegeen gacan ku hayntiisa.

Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomalaiyeed ayaa sheegay in saaka maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab  ka sareen Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan hada Ciidamada Xooggu gacanta ku hayaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sargaal sare Tareedisho ayaa tilmaamay in ay qasaare Xoogan gaarsiiyeen maleeshiyaadkii Al-shabaab ee ku sugnaa Deegaanka moqokori oo saaka gacanta u gashay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyadoona ay xusid mudan tahay in deegaanka moqokori uu maleeshiyad u ahaa istaraatiiji.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay deegaano iyo degmooyin dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka ka sameeyay Howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Tareedisho:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/COD-TAREEDISHE-.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

QM oo sheegtay in gargaar la gaarsiin waayay dadku ku xayiran goobah adagaalada Syria

Next Post
QM oo sheegtay in gargaar la gaarsiin waayay dadku ku xayiran goobah adagaalada Syria

QM oo sheegtay in gargaar la gaarsiin waayay dadku ku xayiran goobah adagaalada Syria

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In